Al-Shabaab oo weerartay bus ay shacab la socdeen & Wararkii ugu dambeeyey

Warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in kooxo hubeysan oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ay maanta weerareen bas marayey degaanka Nyongoro oo ka tirsan gobolka xeebta ee LAMU. Wararka ayaa sheegaya in weerarkaas ay ku dhinteen qaar ka mid ah kadib markii maleeshiyaad rasaas rideen, ayada oo tiro kalena ay ku dhaawacmeen. … Continue reading Al-Shabaab oo weerartay bus ay shacab la socdeen & Wararkii ugu dambeeyey